Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Agaasimaha Guud ee EAC
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo Agaasimaha Guud Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee Soomaaliya (East...
Read more










