Soomaaliya oo ka cadeeyey shirka Abidjan sida ay uga go’an tahay la dagaalanka isbedelka cimilada
Waxaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast lagu soo gabagabeeyay Kalfadhiga 10-aad ee gaarka ah ee Shirka Wasiirada Afrika ee Cimilada ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano AMCEN. Mawduuca...
Read more











