Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan sagootin ah u sameeyay Wasiiro
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa caawa Muqdisho kulan sagootin iyo mahad-celin ah ugu sameeyay Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada Dalka, iyo Maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo,...
Read more











