Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Gaadiidka XFS oo xarigga ka jaray garoonka Ballanballe
Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe. Madaxweynaha Galmudug ayaa...
Read more











