Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Baarlamanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda sannadlaha ah ee bandhigga waxqabadka...
Read more










