Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Kigali ee dalka Rwanda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaya oo ka qeybgelaya caleema-saarka Madaxweynaha Dalka Rwanda Mudane Paul Kagame ayaa gaaray Magaalada Kigali ee Caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda.
Read more










