La-taliyaha Amniga Qaranka “Howlgalka cusub waxa uu taageero muddo kooban siinaya CQS”
La-taliyaha Amniga Qaranka mudane Xuseen Macalin ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu ku egyahay dhamaadka sanadkan isla markaana howlgalka cusub uu noqon doono mid waqti cayiman leh oo dowladdu go'aamineyso....
Read more











