Kulan is xogwareysi iyo dardargelinta howlaha Samafalka oo lagu qabtay Gaalkacyo
Guddoomiye Ku-xigeenka Gobalka Mudug ee dhanka Samafalka iyo mashaariicda Dr Badal Sheekh Liibaan Maxamed ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug oo ay xarunta gobalka ku yeesheen kulan...
Read more











