Duqa Muqdisho oo deeq raashin ah ka guddoomay Maamulada Boondheere iyo Kaxda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa deeq Raashiin oo ka timid Maamulada Degmooyinka Kaxda iyo Boondheere...
Read more











