Taliyeyaasha Ciidanka Qalabka Sida oo booqday dhaawacyada geesiyaasha Qaranka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareye Guuto Sulub Axmad Firin ayaa isbitaalka ku booqdey askartii maanta ku soo dhaawacantay dagaalkii...
Read more











