Shirka Horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa guddoomiyey shir magaalada Jowhar uga furmay Wasiirada Beeraha dowlad Gobaleedyada dalka, kaas oo jeedkiisu ahaa Socdaalka xoojinta tacbashada...
Read more











