Mashaariic horumarineed oo laga daah-furay Degmada Cadalle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa galabta waxa uu daah-furay mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Cadalle iyadoo kuwa kale cusub laga dhagax dhiggay. Waxaa...
Read more











