Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโaadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masโuuliyiinta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, kuwaas oo...
Read more











