Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay Madaxda Hay’adaha UNICEF, UNFPA, UNWOMEN iyo UNDP Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda hay'adaha UNICEF, UNFPA, UNWOMEN iyo UNDP...
Read more











