Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran lagu soo dhaweeyay Degmada Cadalle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxaa degmada Cadalle ee Gobalka Shabeellada Dhexe ku soo dhaweeyay maamulka iyo shacabka degamada. Socdaalka waxaa Madaxweynaha Hirshabeelle...
Read more











