Madaxweynaha Jubbaland oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Daraawiishta
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo tababar ugu soo xiray cutubyo cusub oo ku biiraya Ciidanka daraawiishta Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland oo ciidamadan tababarka u soo...
Read more











