Guddoomiye Madaale oo kormeeray Ololaha Hooyo u hiili Qarankaaga ee ka socda Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray ololaha "Hooyo u Hiili Qarankaaga" kaasi oo ay ka qeyb qaadanayaan Haweenka Soomaaliyeed si ay u...
Read more











