Shaqaalaha Dowladda oo la faray inay ka qryb qaataan dibad baxa beri lagu madlanyahay
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fartay in shaqaalaha Dowladda ay si wayn uga soo qayb galaan dibad baxyada bari dalka ka dhacaya.
Read more











