Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan dhiirigelin la qaatay Ardayda Dugsiga barbaarinta carruurta Booliiska
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soommaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta kulan shiirigelin u sameeyey Ardeyda Dugsiga barbaarinta Carruurta Booliiska Soomaliyeed ee u diyaar garoobaysa imtixaanka sanad Dugsiyeedka 2024 Taliyaha...
Read more











