Madaxweynaha Jubbaland oo guul u rajeeyey Xulka Kubadda Cagta Jubbaland “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay xidigaha xulka kubada cagta Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland ayaa masuuliyiinta Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo xiriirka kubada...
Read more











