Qaramada Midoobay oo liiska cunaqabateynta ku dartay xubno ka tirsan Khawaarijta
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex horjooge oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan Talaadadii ka...
Read more











