Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kormeeray faraca Jaamacadda Ummadda ee Caabudwaaq
Wasiirka amniga gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeer ku tagey Jaamacadda Ummadda faraceeda degmada Caabudwaaq iyo xarunta Agoonta, isaga oo sidoo kale la kulmay Odayaasha...
Read more











