Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay wadashaqeynta qurba joogta iyo Hay’adda SoDMA oo lagu qabtay Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay wadashaqeynta qurba joogta iyo Hay’adda SoDMA oo lagu qabtay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lataliye Sare Maxamed Mukhtaar Cali oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, ayaa Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-galay Shir ay soo qaban-qaabisay Hay’adda IOM Xafiiskeeda Washington DC.

Shirkaan ayaa looga hadlayay gacanta Qurbajoogta ay ka geysatay ka jawaabidda xaaladaha Beni’aadannimo ee gudaha Dalkeenna, iyo sidii loo sii horumarin lahaa .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Lataliye Sare Maxamed Mukhtaar Cali ayaa kulankan ku soo bandhigay waxqabadka hay’adda SoDMA, caqabadaha jira, iyo sida Qurbajoogta Soomaaliyeed ay ula shaqeeyn karaan hay’adda, waxaana la isku afgartay in qurbajoogta iyo hay’adda Maareynta iska kaashadaan ka hortagga iyo jawaabista xalaadaha deg-degga ah ee ka dhasha dhibaatooyinka ay sababaan isbeddelka cimilada.

Previous Post

Soomaaliya oo laga cafiyay deyntii Ururka Boostada Adduunka (UPU)

Next Post

Laamaha amniga Buulo-mareer oo fashiliyey Miino ay Khawaarijta ku Aaseen waddo u dhaw Beeraha

Next Post
Laamaha amniga Buulo-mareer oo fashiliyey Miino ay Khawaarijta ku Aaseen waddo u dhaw Beeraha

Laamaha amniga Buulo-mareer oo fashiliyey Miino ay Khawaarijta ku Aaseen waddo u dhaw Beeraha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In