Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo booqasho ku tegay Xarunta Hay’adda SoDMA
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay xarunta dhexe ee Hay'adda SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay'adda...
Read more











