Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo kulan is xogwareysi la qaatay Maamulka Gobalka Mudug
Wasiiru-dowlaha Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda oo maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan...
Read more











