Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee doorashooyinka
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan la qaatay hawlwadeenada Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka. Ujeedka shirkan ayaa...
Read more











