Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dr Guuleed Cabdijaliil oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dr Guuleed Cabdijaliil oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Finland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Guuleed Cabdijaliil oo uu wehliyo agaasimaha waaxda Shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradda Caafimaadka Maxamed Xuseen Calasow isla markaana Safar shaqo mudo labo maalin ah u joogey dalka Finland ayaa kulamo wax ku ool ah la qaatey Agaasimaha xigeenka Afrika ee Wasaaradda Arimaha Dibada ee dalka Finlnad Markus Heydemann, Madaxa geeska Afrika ee Wasaaradda Arimaha Dibada Finland Elina Saaristo-Diatta, Madaxa IOM Soomaaliya Frantz Celestin iyo Tobias van Treeck Madaxa IOM ee dalka Finland.

Kulamada kala duwan ayaa ahaa inta badan kulamo daarnaa horumarinta Caafimaadka Soomaaliya iyo sidii dalkeenu u heli lahaa nidaam Caafimaad oo dhameystiran kana xoog badan midka aan hadda heysano si loo xaqiijiyo yoolka Dowladda ee ku aadan horumarinta Caafimaadka Soomaaliya oo geedigiisu maryo heer fiican.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Agaasimaha iyo Hey’adda IOM ayaa ka wada hadley Mashruuca MIDA FINNSOM oo mashruuc loogu talagaley in khibradleyda iyo kaadiriinta Caafimaadka baratey dib loogu soo celiyo dalka si loo horumariyo Caafimaadka Soomaaliya taasoo qeyb wayn ka qaadaneyso in la helo nidaam Caafimaad oo isku dhayla tiran islamarkaana qeyb ka ah hadafka xukuumadda ee ah Caafimaadka tayeysan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa uu booqday Isbitaalka Jaamacadda Helsink iyo Jaamacadda Metropolia University oo ka mid ah Jaamacadaha iyo Isbitaalada ka qeyb qaata hagaajinta iyo horumarinta qeybta Caafimaadka, waxa uuna agaasimuhu kala hadley sidii Isbitaalka iyo Jaamacadduba uwada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

Agaasimaha waxa uu sidoo kale kulamo la qaatey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland, waxa ayna ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa Caafimaadka Soomaaliya iyadoo uu agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliy soo jeediyey in la maalgashto Caafimaadka dalka taasoo keeneysa isku tashi dhinac kasta ah iyadoo la marayo Istiraatiijitadda dowladda ee horumarinta Caafimaadka.

Ugu dambeyn Agaasimaha guud ayaa ugu mahadceliyey Madaxda iyo Dowladda Finland garab istaagga ay markasta garab taagan yihiin Shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan taageerada ay ku bixiyaan qeybta Caafimaadka oo ah meesha ugu muhiimsan ee u baahan in la xoojiyo markasta si bedqabka bulshadu u hagaagto.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an islamarkaana diradda u saaran kor u qaadida iyo dardargelinta tallaabooyinka lagu horumarinayo Caafimaadka Soomaaliya iyo xaqijinta yoolka Xukuumadda ee Caafimaadka Dalkeena.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo lagu wareejiyey Gaadiidka gurmadka degdega ah “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle

Wasiirka Caafimaadka XFS oo gaadiid Caafimaad ku wareejiyay wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In