Shirka maalgashiga qurbejoogta oo ka furmay Muqdisho
Shirka Isku-imaatinka Maalgashiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa ka furmay maanta magaalada Muqdisho,shirkan ayaa waxa looga hadlayaa doorka qurbejoogta Soomaaliyeed ee maalgashiga dalka. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibedda...
Read more











