Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka Sacuudiga ,ahna madaxa xarunta King Salman ee gargaarga deg-degga...
Read more











