Ciidanka Xoogga iyo kuwa Galmudug oo guulo ka gaaray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay Khawaarijta ka sifeeyey dhul ballaaran oo dhaca Koofurta gobolka Mudug. Deegaannada Khawaarijta laga sifeeyay maalmihii la soo...
Read more









