Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Imaaraatka xoojinta iskaashiga wadaagga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta, Ahmad Juma...
Read more











