Danjire Warfaa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirada Maraykanka iyo Portugal ee Ethiopia
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda JFS ee Ethiopia ku qaabilay dhiggiisa Dawladda Maraykanka ee Ethiopia Mudane H.E Ervin Massinga, waxaana labada danjire kulankooda ku...
Read more











