Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah Xoghayaha Guud QM u qaabilsan Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya...
Read more











