Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaaladda dalka iyo halka ay marayaan howlaha hortebinta u leh dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo dhameystirka dastuurka KMG ah. Mudane Xasan Sheekh...
Read more











