Maxkamadda CQS oo xukun ku riday sarkaal Danab ahaa oo loo haystay falal Argagixisanimo
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday, Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge kaas oo loo soo xiray ka mid ahaanshaha Khawaarijta Al-shabaab iyo Jaajuusidda Ciidanka Xoogga Dalka...
Read more










