Ciidanka XDS iyo kuwa Deegaanka oo howlgallo sifeyn ah ka fuliyay Degmada Ceeldheer
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashaanaya kuwa dib u xoreeynta deegaanka ayaa maanta howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo miinooyin looga saaray. Taliyaha Guutada 17-aad...
Read more









