Hay’adda SoDMA oo diyaarado soo daabulo dhaawacyada qaraxii maanta u dirtay Beladweyne
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Caawa Magaalada Baladweyne u dirtay Diyaarado soo daabulo dadka Shacabka ah ee ku dhawaacmay Qarixii cuslaa ee Argagixisada ka gaysatay Magaaladaas. Agaasimaha...
Read more











