Qoysas ku nool deegaanka Camaara oo la gaarsiiyay gargaar Beni’aadannimo
Wasaarada Gargaarka Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa deeq mucaawino ah Gaarsiisay Deegaanka Camaara oo ka mid ahkuwii laga xoreeyay Khawaarijta. Deeqdaan gargaarka ah oo ka timid xarunta Boqor Salmaan isla markaana...
Read more










