Dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay damaca gurracan ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegtay inay muhiim tahay ilaalinta Madaxbanaanida iyo wadajirka dhuleed ee dowladaha...
Read more










