Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee Jowhar
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar ahna Duqa Caasimadda iyo Ku Xigeennadiisa. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa soo dhaweeyey doorashadii...
Read more











