Cali Jeyte oo ugu baaqay shacabka inay u diyaar garoobaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Uqaybsanaha xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka deegaanka mudane Cali Jeyte oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u diyaar-garoobaan dagaalka ka dhanka ah...
Read more











