๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง-๐๐๐ซ๐๐ง (๐๐๐๐-๐๐๐๐)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday qaybta ay Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ku soo bandhigtay waxqabadkeeda. Guddoomiyaha...
Read more











