Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdish kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Mudane Aden Barre Duale oo ay ka wadahadleen iskaashiga labada dal. 2- Madaxweyne...
Read more











