Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA. Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay...
Read more











