Agoonta Gadhaha Boondheere oo Kutubo Qur’aanka Kariimka ah loo qeybiyay
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) oo ay wehliso Agaasime Ku-xigeenka Waaxda Agoonta iyo Daryeelka Da’yarta Tabaalaysan ee Maamulka Gobolka Banaadir Ilhaan Aways Axmed ayaa maanta...
Read more











