Ciidamada Gorgor oo burburiyey fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Galgaduud
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayd deegaanno hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, Sida uu kusoo waramayo Weriyaha Warbaahinta...
Read more











