Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo Akhrinta 1aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hubka
Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Shir Guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 11aad oo uu wahlinayo Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka...
Read more











