Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirada Soomaaliya iyo Talyaaniga ee Ethiopia oo  ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Safiirada Soomaaliya iyo Talyaaniga ee Ethiopia oo  ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa kulan muhiimad weyn ugu fadhiya horumarka Qaranka Soomaaliyeed waxa uu Addis Ababa kula yeeshay dhiggiisa Jamhuuriyadda Talyaaniga ee Ethiopia Ambassador Agostino Palese.

Danjire Warfaa ayaa dhiggiisa Talyaaniga la wadaagay horumarada hana qaaday ee ay ku guulaysattay Dawladda uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee isugu jira adkaynta amniga, cirib tirka argagixisada, horumarinta arrimaha bulshada iyo xoojinta xiriirka ay Soomaaliya la leedahay caalamka intiisa kale.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Ambassador Agostino ayaa dhankiisa bogaadin iyo hambalyo la wadaagay dhiggiisa Soomaaliya Cabdullaahi Warfaa, wuxuuna Jamhuuriyadda Soomaaliya ku ammaanay dedaalka ay ugu jirto soo af-jaridda khawaarijta, kobcinta Dawlad wanaaga iyo adkaynta Nabad-gelyada, isagoo caddeeyey in Jamhuuriyadda Talyaanigu ay si buuxda u garab taagan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Mas’uuliyiin dhiirigelin ugu tegay ciidamado ku sugan Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan go’aansanay inaan kaashano shacabka Soomaaliyeed, inta aan sugi lahayn kaalmo shisheeye”,

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan go’aansanay inaan kaashano shacabka Soomaaliyeed, inta aan sugi lahayn kaalmo shisheeye”,

Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan go’aansanay inaan kaashano shacabka Soomaaliyeed, inta aan sugi lahayn kaalmo shisheeye”,

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In