Guddiga Qaran ee Gurmadka roobabka iyo daadadka El-nino oo kulan degdeg ah yeeshay
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay kulankii u horreeyey ee Guddiga Qaran ee Gurmadka roobabka iyo daadadka El-nino. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ka hadlay...
Read more











