Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaarsiisay magaalada Beladweyne “SAWIRRO”
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay gaarsiisay diyaaradii ugu horaysay oo sidda shixnad mucaawino ah taas oo loogu talagalay in la gaarsiiyo...
Read more











